Axmed Daaci oo ka hadlay weerarkii dhiiga badan ku daatay ee ka dhacay deegaanka Hilowla Gaab

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday deegaanka Hilowla Gaab oo hoostaga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus. Sida aan wararka ku helnay weerarka ka dhacay deegaanka Hilowga Gaab waxaa khasaaro kala duwan uu kasoo gaaray dhinacyadii dagaalamay, waxaana weerarkaasi ku dhintay saraakiil dhallinyaro … Continue reading Axmed Daaci oo ka hadlay weerarkii dhiiga badan ku daatay ee ka dhacay deegaanka Hilowla Gaab